Hadafkeena
In dadka la baro Towxiidka Alle, kaas oo ah sababta naloo abuuray. Loogana digo shirkiga iyo noocyadiisa kala duwan
In dadka aan gaarsiino iney qabsadaan kitaabka Alle Subxaana watacaalaa iyo Sunnada Rasuulka calayhi salaatu wasalaam una fahmaan labadaas sidey Salafu Saalix u fahmeen Allaha ka raalli noqdee
In aan dadka ugu yeerno iney ku midoobaan Xarigga Alle kana tagaan kala qayb qaybsanaanta iyo is kooxkooxaysiga iyo firqooyinka
In wixii masaa'il diin ah loogu noqdo culimada Ahlu sunnaha
اسم المستقل | Ahmed A. |
عدد الإعجابات | 0 |
عدد المشاهدات | 592 |
تاريخ الإضافة | |
تاريخ الإنجاز |